Hadal kasoo yeeray Mike Pompeo oo lagu tilmaamay Waali Cad

Warbaahinta dowlada Shiinaha ayaa si weyn uga hadashay war kasoo yeeray xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Mike Pompeo , oo sheegay in cudurka Caronavirus uu kasoo unkumay sheybaar kuyaala magaalada Wuhan. Mike Pompeo ayaa sheegay in dowlada Mareykanka ay heyso cadeymo muujinaya in cudurkan dadka badan ku laayay gudaha Mareykanka iyo caalamka uu kasoo unkumay sheybaarka … Continue reading Hadal kasoo yeeray Mike Pompeo oo lagu tilmaamay Waali Cad